View in Telegram
TAFSIIRKA QURANKA
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ, Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيْتُونِ, (At-tin-1) Eebe wuxuu ku dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka وَطُورِ سِينِينَ, (At-tin-2) Iyo Dhuuri Siina وَهَـٰذَا ٱلْبَلَدِ ٱلْأَمِينِ, (At-tin-3) Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka) لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَـٰنَ فِىٓ أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ, (At-tin-4) Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan ثُمَّ رَدَدْنَـٰهُ أَسْفَلَ سَـٰفِلِينَ, (At-tin-5) Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis) إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ, (At-tin-6) Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِٱلدِّينِ, (At-tin-7) Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib أَلَيْسَ ٱللَّهُ بِأَحْكَمِ ٱلْحَـٰكِمِينَ, (At-tin-8) Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan)
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start