View in Telegram
TAFSIIRKA QURANKA
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ, Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista ٱقْرَأْ بِٱسْمِ رَبِّكَ ٱلَّذِى خَلَقَ, (Al-alaq-1) Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga) خَلَقَ ٱلْإِنسَـٰنَ مِنْ عَلَقٍ, (Al-Alaq-2) Dadkana ka abuuray Calaq (Xinjir) ٱقْرَأْ وَرَبُّكَ ٱلْأَكْرَمُ, (Al-alaq-3) Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe ٱلَّذِى عَلَّمَ بِٱلْقَلَمِ, (Al-alaq-4) Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro عَلَّمَ ٱلْإِنسَـٰنَ مَا لَمْ يَعْلَمْ, (Al-alaq-5) Dadkana baray waxayna aqoonin كَلَّآ إِنَّ ٱلْإِنسَـٰنَ لَيَطْغَىٰٓ, (Al-alaq-6) Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen أَن رَّءَاهُ ٱسْتَغْنَىٰٓ, (Al-alaq-7) Markuu isku ogaaday Hodontinnimo إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلرُّجْعَىٰٓ, (Al-alaq-8) Eebaha xaggiisaase loo noqon أَرَءَيْتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلْهُدَىٰٓ, (Al-alaq-9) Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga) عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰٓ, (Al-alaq-10) Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda أَرَءَيْتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلْهُدَىٰٓ, (Al-alaq-11) Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga) أَوْ أَمَرَ بِٱلتَّقْوَىٰٓ, (Al-alaq-12) Ama uu fari Eeba ka yaabid أَرَءَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰٓ, (Al-alaq-13) Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe) أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ, (Al-alaq-14) Miyuusan ogayn in Eebe arko كَلَّا لَئِن لَّمْ يَنتَهِ لَنَسْفَعًۢا بِٱلنَّاصِيَةِ, (Al-alaq-15) Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda نَاصِيَةٍ كَـٰذِبَةٍ خَاطِئَةٍ, (Al-alaq-16) Food beenaleey ah ghafna badan فَلْيَدْعُ نَادِيَهُۥ, (Al-alaq-17) Ha u yeedho gargaarihiisa سَنَدْعُ ٱلزَّبَانِيَةَ, (Al-alaq-18) Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane كَلَّا لَا تُطِعْهُ وَٱسْجُدْ وَٱقْتَرِب ۩, (Al-alaq-19) Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe)
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start