View in Telegram
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ, Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista إِنَّآ أَنزَلْنَـٰهُ فِى لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ, (Al-qadr-1) Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh) وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ, (Al-qadr-2) Ma taqaanna LaylatulQadarka لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ, (Al-qadr-3) Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale) تَنَزَّلُ ٱلْمَلَـٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ, (Al-qadr-4) Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa سَلَـٰمٌ هِىَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ, (Al-qadr-5) Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily