View in Telegram
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ, Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista ٱلْقَارِعَةُ, (Al-qaari"a-1) Qaaricada (qalbiga garaacda) مَا ٱلْقَارِعَةُ, (Al-qaari"a-2) Qaarica maxay tahay وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْقَارِعَةُ, (Al-qaari"a-3) Mase taqaannaa Qaarico يَوْمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلْفَرَاشِ ٱلْمَبْثُوثِ, (Al-qaari"a-4) Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay وَتَكُونُ ٱلْجِبَالُ كَٱلْعِهْنِ ٱلْمَنفُوشِ, (Al-qaari"a-5) Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَٰزِينُهُۥ, (Al-qaari"a-6) Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado فَهُوَ فِى عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ, (Al-qaari"a-7) Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَٰزِينُهُۥ, (Al-qaari"a-8) Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican) فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٌ, (Al-qaari"a-9) Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا هِيَهْ, (Al-qaari"a-10) Ma taqaannaa Haawiya نَارٌ حَامِيَةٌۢ, (Al-qaari"a-11) Waa Naar kulayl daran
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily