View in Telegram
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ, Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista أَلْهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ, (At-takathur-1) Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid) حَتَّىٰ زُرْتُمُ ٱلْمَقَابِرَ, (At-takathur-2) Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan) كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ, (At-takathur-3) Saas ma aha ee waad ogaandoontaan ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ, (At-takathur-4) Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa) كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ ٱلْيَقِينِ, (At-takathur-5) Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta) لَتَرَوُنَّ ٱلْجَحِيمَ, (At-takathur-6) Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ ٱلْيَقِينِ, (At-takathur-7) Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah ثُمَّ لَتُسْـَٔلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ, (At-takathur-8) Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily