Daryeelka nafta 3 ayaa loo qaybiyaa
1: Daryeelka Ruuxda
2:Daryeelka Jirka
3: Daryeelka Maskaxda
Manta waxa aan ka hadlaynaa daryeelka Ruuxda,
Daryeelka ruuxda waxaa waye imaaniyadka ictiqaadka diinta sida aad uilaalisid oo xooga usaartid wana midka ugu muhiimsan marka laga hadlaayo daryeelka nafta
Su, aasha mesha taalo ayaa ah sidee ruuxdada udaryeeli kartaa?
Inaad dambiyada iska ilaalisid sidoo kale ku xirnaashiyihiinanshahaaga ilaahay in uu noqdo mid aad uwanaagsan,
Marwaliba uu qofka illaahey ku xidhan yahay waa marwaliba uu illaahey ilaaliyo, sidoo kale waxyaabaha illaahey kuu dhaweynaayo waa inaad ku dadaashid iyo waxyabaha wanaagsan oo rasuulka (
N.N.KH) uu nafaray.
Waa in aad ayidana xooga saartid digriga inaad marwaliba ku dadaashid oo illaahey waxa uu ku yiri (S.W.T) qur'aankiisa...
ΩΩ
Ω Ψ§ΨΉΨ±ΨΆ ΨΉΩ Ψ°ΩΨ±Ω ΩΨ¦Ω ΩΩ Ω
ΨΉΨ΄Ψ© Ψ·ΩΩΨ§
Qofkii iska indha tiro amaba diido inuu aniga ixuso waxaa udambeyn doonto nolol culus oo adag, wan ogahay waxa aad isweydiinaysaa sideen illaahey uxusaa marwaliba?
Salaadihiisa badi, digriga ku dadaal, adkaarta akhriso, ducooyika badi, istiqfaarta iyo asmaa ul xusnaa ku dadaal, wax yaabo badan ood samayn kartid aya jira haddii ay ugu badato 10 daqiiqo ama 5daqiiqo ku dadaal intaas!
πβ¨β
Hadii aad halkaan ila soo gaarteen
πββ
~ MAHADSANIDIIN β€οΈ
ββββββββββββββββ
β°ββ€ - Zaxiibka nolosha π€