View in Telegram
Talaabooyin iftiimin doona maalintaada.πŸŒβœ¨οΈπŸ‚ 1- Tukashada salaada subax xiligeeda Allah ku abuuray ayaa u go,aamiyay in la tukado xiligaas waad og tahay hadaad ka dib dhigto xiligeed Allah u go,aamiyay inaad danbi galaysid,waxana kugu dhici murugo maalintaa.✨️πŸ₯ΊπŸ–€ 2- iska jooji inaad ku bilowdo maalintaada inaad marka aad soo kacdo inaad furto baraha bulshada, waayo maanta social media waa adduunkii oo mobile ku jira waxana aad kala kulmi wax yaabo badan oo dareenka maalintaada saamayn ku yeelanaya is jooji.🫀🌴✨️ 3- inaad isku daydo inaad ku bilowdo maalinta inaad murugada iska yarayso xataa ugu yaraan inaad is ilowsiiso akhri aadkaar qur,aan ducayso hadaad dareemaso qalbi jab Allah waydiiso inuu badalo xaaladaada sida uu u badalay mugdigii habeen ka ugu badalay maalin iftiimasa Allah haka quusan waligaa.β˜οΈβš‘οΈπŸ’―β€οΈβ€πŸ©Ή S.wanagsan ikhwaaniπŸ’βœ¨οΈπŸ‘‹ β•°β”ˆβž€ - 𝗠44Ω†π—ž4. πŸ‘€
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily