6 shay oo ay tahay inaad joojiso inaad tiraahdo iyo beddelkooda waxa aad o dhan karayso.
1. Waan ka xumahay inaan ku dhibay.→ Waad ku mahadsan tahay waqtigaaga aad ii hudhay, inaad iga caawisay u jeedkaygana Waan kaaga mahadcelinayaa.
2. Waan ka xumahay inaan ku daahiyey wakhtigana kaa qaaday. → Waad ku mahadsantahay inaad i dhegeysatay, oo wakhtigaaga aad qayb kamida aniga ii hibeysay.
3. Waan ka xumahay inaan kaasoo daahay. → Aad baad ugu mahadsantahay dulqaadkaaga iyo sugitaankaaga.
4. Waan ka xumahay inaan ku soo booday hadalka/adaa ku haystee sidaas maaha→. Waxaan hayaa fikrad laga yaabo inay ka duwan tahay sidaad sheegayso.
5. Waan ka xumahay inaan qaldamay. → Waad ku mahadsan tahay qabashadaada iyo toosintaada.
6. Waan ka xumahay, ma fahmin, Ma ku celin kartaa taas→. Waxaan rabaa inaan fahmo/xaqiiqsado/hubiyo inaan isku bog nahay ama isku fikir nahay.
—Elmi Asis Elmi