"Walliga Wax Ha dulminin Hadaad Leedahay Awood Aad Wax Ku Dulmiso Dulmiga Kan Ugu Dambeeyo Waxaa U Kugu Naqanayaa Midaad Ka shalaaydo indhahaaga Weysexanayaan Kaad Dulmisayna Wusoo Jedaa Wuu Ku Habarayaa Illhey Indhihiisana Ma Seexdaan Ducada Qofka La Dulmiyana Waa Mustajaaba.. Mid Ka Aqbalo π³
Dr Dalxa β