View in Telegram
πππππ & ππππππ
Atiriishada: Aniga meel ma gaynayo ee isaga ayaa meel igaynaya wxaan rabaa inaan xanaaneeyo, oo khamri ka dharjiyo, ilaa iyo intuu ka dhahayo bas waaye aniga khamri bas buu iga yahay haduu kufana aan la kufo haduu dhacana aan la dhaco, Raahuul-kayga wxaan rabaa inaan dhib iyo dheefba la qaybsado, hadalkaas Jacayla iyo tamashada is dhul-dhiga badani ka muuqdo raahuul kolkuu maqlay indhaha ayuu ka ilmeeyey, Atiriishada: aniga raahuul kama samri karo isagoo nool wxaan doonaya in mustaqbalkeenna aan si wadajir ah usamaysano ma rabo inaan kali oga tago raahuul, waayo isagu waa noloshayda indhaheeda ilmo ayaa qul-qulaysa, Macalinka: Gabadhaydii runtii jacaylkaaga run ayaad ka sheegtay ana waan kugu ducaynaya ee nabad gal, Guriga ayuu ka baxay waanay sogootisey isla markii ay guriga albaabka uxirtayba waabay iska oydey oo dulqaadka ayaa ka dhamaadey,oo mxay samayn kari lahyd? Dhinad waa rajadeedii iyo hadafkeedii ay nolosha kalahyd, dhanka kalena waa Jacaylkeedii, ee keebay dooran? Calashaan hormarkeeda iyo wxaa iska horyimid jacaylkeedii oo wxay noqdeen kuwa ah midkeen dooro? Iyaduna kamaysan labo-labayn ee judhiiba wxay dooratay waa βjacaylβkeedii, iyo ninkii nolosha heerkan sababta u'ahaa inay soo gaadho, waa Rahuul eh. Raahuul wuxuu si toos ah u'maqlaayay dhamaanba wixii dhacayay wuxuu la socdaa go'aanka halista ah ee ay gabadhu kaga taqalustay hormarkeedii fankeedii, walipana isaga dartiis, rahuul wuxuu indhaha kasoo daadshay biyo kulul oo ilmo ah quusna waa uu istaagay?, wxaa lagaaray subaxdii waaga ayaa baryay wuu soo toosey wuxuu ugu yimaadey fadhiga iyadoo hurda oo kolkiiba wxay ku toostay indhihiisa ka dhex-baxsan iyo gacmihiisa timaheeda ku dhex-jira, Wuxuu waydiiyay su'aal ahyd..xalay oo dhan waad ooyaysey ee jacaylkyga waad ku dhibtootay sooma ahan? Atiriishada:. Mya mya dhib ma jiro kaliya xasuusahaaga ayaa igusoo maaxdey? Rahuul:. Xasuus maxaya waa aniga kula jooga sooma ahan? Atiriishada: waad ila joogaysa waliga sooma ahan? Aktarka/raahuul: dabcan haa ee soo adigu garab iguma siinaysid ag-joogaaga? Aniga lagama yaabo inaan kaafogaado adiga ookaliya ayaan garabkaaga ahy haye diyaar ma'uthy?. Atiriishada: aniga adiga waligaa wax miyaan kaa diideyna? Rahuul: mya blse wxaan kaa balanqadaya inaan khamriga joojiyo oo aan noqdo qof fcn oo aan noqdo qof garabkaaga taagan Sooma ogid showyada/gaabaha heesaha lagu qabto kolka aad joogto marna kumaan garab istaagin blse hada kadip garabkaaga ayaan taagnanayaa ma lagayaabo inaan kaa fogaado waana is badali doonaa Subaxdii JYM ayaan tagi doona galabtiina kubad/banooni ayaan ciyaari doonaa Atiriishada: makaa dhabaa?
π
Raahuul: aniga waan is badalay waan kusoo laabana ee Raashin/cunto noo diyaari. Atiriishada: inay halmar ku faraxdey oo laabta galisey bay tiri..raahuul, aniga aad ayaan ku jecelyahy waliba saa'id
π
Kolkaas wuu kasoo baxay guriga wuxuu taganyahy guriga hoostiisa gaariga ayuu furay si uu ugalo blse iyadoo/atiriishada, daaqada sare kasoo eegaysa ayuu ku werhelay se indhaha ayaa ilmo kasoo daadatay wuxuu shucuurkiisa ku cabiro ayuu waayay si aysan gabadhu/atiriishadu oga shakin ficilka aw samayn doono, Wuxuu maraya wado Haay-waay ah wuxuu kusocdaa xawaare aad usareeya wxaa ushidan hesihiisa midii ugu shidnayd wxaa 100% aw tagay ama kasaro-maray dareemihiisii caadifada, waxay ilmo ka qubanaysaa dhinacyada dhabanada, wuxuu yimid wabi ama aan dhehee dhul biyo fadhiisin ah oo wadada ka hooseeya oo aad uwayn, wuu isku-tuurey, Raahuul wuxuu isku dilaya oo uu nafta isku dhaafiyey kaliya in aw Atiriishada hormarkeeda iyo horo-usocodkeeda aw lid ku noqdey, tani wxay ku tuseysaa jacaylka baaxada leh ee uu uqabo gabadha/atiriishada, Isla kolkiiba wxaa meesha soo buux-dhaafiyey police&dadka wxaa lasoosaaray maydkiisa, wxaa loogu wacay atiriishada iyadu wxay usocotaa si bilaa dareen iyo argagax-badani aw ka muuqdo Mid policeka kamid ah ayaa hadlaya oo leh..haa taliya qofku wuu is dilay waan soo saarnay wxaan gaynaynaa isbitaalka,
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start