View in Telegram
Haa waa aktarka oo ay ka dhamatay dhamnba Khamrigii iyo dhamnba hantidii aw ka bixin jiray khamriga/maandooriyaha, tani wxay keentay inay  aragtao “jacayl”keedii oo kusugan xaalad khal-khal iyo daganaan la'aan ah, wxay isku dey-dey inay ukeento biyo blse talaba faraha ka haadaye wuxuu udaba maray boorsadii oo inta aw inyaroo cash ah ka saartay daba maray blse waa ay arkaysey, marka lagasoo tago inay markii hore ka naxdey xaaladiisa qaadan waaga iyo quusta ku qotanta hadana umaysan arag dhip-sidaas usii wayn, wuxuu maqlay barito, inay tahy maalinta lagudoonsiin doono “biladsharafta” sanadka gabadhii aw jeclaa atiriishada, wuxuu kasoo qayb-galay isaga oo aad oga dhacsan oo karkarka khamriga iyo dhidadka ay isku dhageen dabadeed wxaa celinaya ilaaliyaasha xaflada, blse wuu kala tuuraya isagoo xanaaqsan oo wixii qalbigiisa aw inbadan ku qarinayay caawo carabkiisa ku saydh-saydhaya ooleh..dadkii aanu anagu soo caanbixinay ma xaq-baa in xafladooda nalaga celiyo?. Wuxuu ku garamay weedhaas oo umuuqata qadan waa iyo uurxumo, blse isagoo sidaas udiriraya dabaatono xanaaqsan bay daji is tiri inataysan dadku layaabin, mxaa ka dhacay hee? Ma wuxuusan iyadiiba dhulka ku tuurinbaa? Ma wuxusan gal-galo dhulka oronbaa?. Wuu tagay oo wuu katagay xafladii walibana isagoo dhibsanaya imaanshihiisa, wuxuu soogalay tiiyoo aw faraxsanyahy aw sacabaynayo blse wuxuu katagay isagoo aad ucadhaysan, wuxuu tagay gurigiisii wuxuu bur-buriyey inta dhalo iyo muraayad talay, wxaan arkaynaa subaxdii isaga oo quruurad lugta kaga jabathy oo u'hoydey meeshii aw wax ku bur-buriyey, wxaa u'imanaysa gabadha/atiriishada. Wxay ka dhayaysaa dhawaca lugta kaga yaala, hayeeshee wuxuu udaymoonya hab quusanwaa iyo cabsi badan ay ku dheehanthy, wuu kicinya oo ka saaraya gurigiisa sababtuna waa in aw “jeceylyahy” calashaan wuxuu xusaya jumladii aan xaga hore kusoo xusnay ee ahyd  “Fadlan aniga ayaa noloshayda cadow ku noqdey ee iga fogow intaanan noloshaada cadow ku noqon”  Dad is jeceli sidaas fudud kuma kala haraane intay si maxabaysan raali iskaga noqdeen bay haleen (Todobaad-kii ugu fcnaa) filimka, ugu shidnaa, waxkle kumuusan shidanayne ninkii odeyga ahaa ee Raahuul, ayaa lagasoo jarayay balwada xun ee uu qaba-tiimey, iyo wxaakle oo ay gabadhu ufidisey inay maqaarkiisa kore hagajiso jirkiisana nafaqayn, iyo dubaaxin dib ugu samayso, wxay ukaxaysey “Dalxiis” aad ushidan waayo balwadu waa hog madow oo qofku kama baxo ilaa iyo jawiga loobadalo mooye oo meelo shid-shidan lagayeeyo si lootuso inay noloshu ka balaranthy dhinaca qudhaata ee saxkhrada leh ee uu ka bartay. Nasiib darro Todobaadkii ushidnaa sidii shamicii, wxaa laalay oo qasey macalinkii hore ee Rahuul kaasoo hada ah atiirashada tobobaraheeda iyo qaban-qaabiyaha Showyadeeda, bandhig faneedkeeda, wuxuu soo galay isaga oo canaan diiran ku fur-furanaya hadalkiisa wuxuu yiri..mxaa kugu dhacay oodan ilaa shalay utagin Studio-ga? Atiriishada..Aniga Stusio-ga wxaa iga qaalisanaadey Raahuul la joogiisa iyo daryeelkiisa, macalinka…adiga maxaad ku hadlaysa? Hada jaanis ayaad haysataa ka faa'ideyso kun jeer ayaan kuu sheegay Roob intuu da'aayo ayaa la doogtaa mideedakle hada adigu heer ayaad taaganthy wxaana loobahanyahy inaad kasaro marto hadaad samayn waydo waad ka hoos maraysa maanta meesha aad joogto maalinkle ayaadna ka shalaahi doontaa, way kasoo dhaqaaqdey oo isagagasoo tagtay oo ay utimid Raahuulkeedii, iyadoo macalinkii ku gacan-saydhay!.  Raahuul oo agtooda taagna fin-finiinka hadalkooduna soo gaarayeen ayaa kolkiisa ku cawdey ma howshaadii ayaan kaa hor-istaagay looma baahnayn inaad sidaas samayso, Atiiriishada..Aniga hadaan kaa tago sidaad doonto ayaad udhaqmaysaaye?
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily