View in Telegram
ayaanka daran wxay usheegtay si caro leh in aw iska daayo oo wxay ku tiri aniga ayaa garab kugu siinaya sidii aad faraha oga qaadi lahyd khamriga, wuxuu usheegay in ay-thy in noloshiisa ay ka fogaato oo wuxuu ku yir..anigu naftayda ayaan cadow ku ahy ee Please iga fogow intaana naftaada cadow ku noqon, wuxuu kaloo usheegay in ay-thy in fursadeeda caanimo, ay ka faa'ideysato oo ay noloshiisa faraha ka qaado, wxay ugu jawaabtay..shalay markii aan ahaa gabar faqiir ah waad i'caawisey ilaa aan soo gaaray darajadan. Maanta kolkay noloshu ii Quruxbadnatayna waad iga dheeraanaysa xaqiiqdii aniga noloshaan waxba iima tarayso kolba hadaad iga dheeranayso, wxay kasoo baxaysa gurigiisii iyada oo uu roobku aad usocda, wuxuu isagu Raahuul, arkaya Koob-keedii/biladeedii, oo ay ku ilowdey gurigiisa, wuu kasoo daba-cararaya isagoo ka codsanaya inay sugto oo uu usheego wxay soo ilowdey,. Way heshiinayaan dibada ayay usoo baxayaan way casho-doonanayaan wxaa arkaya saxaafada oo sawir iyo waraysi baa lagu bilaabaya isaga/Raahuul, wxaa aad hada oga caansan iyada/Atiiriishada, wuxuu siideynayaa gacanteeda isaga oo moojinaya caanimadeeda iyo marxaladan inay isaga ka sarayso,  oo wuxuu iskaga dhex-baxaya saxaafada iyo iyada. Wxaa lagodoonsiinaya koobkii sanadka “Bilad” wxaa la waydiinaya hadii ay jirto Guushaan cid ay oga mahad-celinayso iyo hadii kle?. Wxay ku jawaabaysa “Raahuul” inuu ka danbeeyo gaaritaankeeda guushaan,. Aktarku wuxuu samaynayaa dadaal iyo juhdi aw ku bixinayo, inuu dib u'aasaaso fankiisii blse wxaa cajiib ahyd in codkiisu aw low/0 noqonayo sababtoo ah dhuuntiisa iyo marinada codka wxaa haleeyey xadi khamri ah oo aad ubadan oo uu cabayey wakhtigii lasoo dhaafay, wxaa intaas dheer wxaa hoos udhac-wayn ku imanayaa awooda codkiisa oo uusan habayaraatee awoodeyn inuu si awood leh codkiisa kor ugu qaado. Raahuul wxaa dibada looga soosaarayo goobta baraawaynta codka, wuxuu sxbkiis si quus-leh ugu oronayaa…Aniga qalbiga ayaa iga jabay mana awoodo inaan heeso oo “jacayl"kii aan wehshanayay baa iga fogaadey,😔  Wuxuu imanaya goobta aTiriishadu, baraawada codka ku samaynaysey, wxaa salamaya Raahuul, howlwadeennada meesha wxay si cajab leh u'oronayaan dadkaan waa isjecelyihiin (Aktarka&atiriishada) wax lee kala dheereynaya, wxaa jira dad isjecel oo isla jooga hadana aw kala fogaynayo duruufo nololeed, hada ninkaas raahuul wxaa ka fogaynaya Atiirishada iyo fankiisiiba waa “Khamriga” wxaa marwalpa jira aadanaha qaar warxumo tashiil ah. Mid caynkaas ah ayaa u'imanaya wuxuu waydiinayaa “Sixiix” inuu siiyo blse wuxuu usheegaya in uu isagu “saxiixiisu” dhacay uusana rabin ee uu rabo “saxiixa” Atiriishada, iyadu way maqlaysaa wayna ka xumaanaysa😣,  Maalin maalmaha kamid ah Atiriishada, ayaa imaanaysa guriga aktarka, dabadeed wxay lakumaysaa arin cajiib ah. Oo arinku muxuu yahay?.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily