View in Telegram
๐๐๐๐๐ & ๐๐๐๐๐๐
Ma Dhadhanka shukaansiga mise jacaylka ugu qaalisan ee la is-jeclaadaa. In kasta oo wakhtiga iyo qadarka Alle, na tuseen waxbadan oo araga udaran oo ah hasaawaha, wiilasha iyo gabdhaha hadana wxaan rabaa bal maanta inaan qormadeydan idinkula wadaago waaya aragnimadeyda hasawaha iyo dhadhankiisa, taasoo wakhti badan igu qaadatay inaan fahmo blse alle fadligiis, qiso jacayl oon aqristay oo ahyd midii igu samaynta badnayd ay iwafajisey fikir aan horay uqabay oo ahaa in Hasaawuhu uu ku macaanyahy is aragti la'aanta iyo is-caashaqa aan ahyn wxaan ka helay dubkaaga dhalaalaya iyo quruxdaada shakhsi ahaaneed taasoon mustaqbalka 2qof u'horseedin wxaan ahyn is af-garanwaa Iyo is barasho la'aan rasmi ah iyo xiisaha oo kolkaasba iska dhamaada taasoo aw mid-ba midkakle uโarko mid aw macaankii ka dhamaadey. Markii aan baaray shakhsiyadeyda wuxuu dookhygu u'heeladey hablaha xidh-xiran ee xijaab-waynta ah, ehludiinka ah ee cafiifooyinka ah hasayeeshee wxaa jirtay dookhaygaas tiraba inaan kala kulmay, wxaan ku qiyaasayo ilaa 5-hablood. Wxay kasinayaan xir-xirnaan xargo goosad ah iyo ad-adkaan xaqiiqdii ma jirin ereyo jilcan oo aan is dhaafsan jirnay magaranayo dabacsanaan na dhex-martay intooda badan iskumana baran si shakhsi ahaan ah ee wxaan isku baranay โqadiyadโ wxaa jirtay ka doodista qadiyadaha aan u'adeegaynay ee ay kowga kathy โislamkaโ bal wxaan xasuustaa gabar kamid ah gabdhahaas oo aan maalin ku iri si kaftan ah โxabiibiโ wxay itiri..waar xpiipi ha'iโoron xabad kugu dhacdey eh.
๐
kuAllahay eh, wxaan intooda badan ukala tagnay is barasho la'aan dhamaystiran calashaan inaan muuqaalkooda/sawirkooda arko si'aan dadka oga dhex-barto gabdhahaas caqliga iyo diinta usxbka ah blse arinkaas waa la'igu dayriyey, aniguna islawayni iyo faan igu jiray dartiis wxaan kolba ka takhalusi jiray xidhiidhkii inoo dhaxayn jiray, Blse mudo badan ka bacdi wxaan gocdey khaladaadkaygii ahaa inaan beel-dareeyo hablahaas wxaan uxiisey sawirashadii/ humaaga quruxda badnaa een iska sawiran-jiray si ay igu matasho gabadha aan uxiisaha qabo ee qoraalka oo kaliya igula sheekaysata, xaqiiqdii gabar-walpa oo kamid ah gandhahaas wxay igu sawirmi jirtay sida xuural-cayn ookle, waa dareenkaas dareenka dhabta ah ee shukaansigu leeyahy wxaana curiya oo dareenkaaa dhaliya is aragti la'aan, sababtoo ah wxaa lagayaba ama ay ubadanthy in gabadhaas ku qancisey hab-fikirkeeda tolmoon iyo diin-laydaas asluubsan iyo qalin-laydaas qoraayada ah ee qiimaha iyo codka cuduun eebe ku manaystay in muuqaalkeeda ku cajabin-waayo ood ka heli waydid taasoo dhaawici karta xiriirka qurxoon ee mudada soo jiitamayay iyo xuural-cayntaas aad maanka iyo maskaxda ka malaysato inay iyadu-tahay/ku sifowdo. Wxaan mudadanba ka labo-labaynayay in aan arko gabar aad iicajabisey anigoo hadana is diidsiinaya arinkaas, micnaha inaan gabadha ka dalbado oon ku adkaysto inaan arko oo ay sawirkeeda isoo dirto blse Waan diidayay arinkaaa anigoo nacaya humaaga quruxda-san een ka dugsado dhaxanta iyo qabowga daran, isla kolkaasna aan jeclaysanayo la joogeeda.
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start