- adiga unban ku jabee - Horta aar ban ahaa - Nin ehel badan ban ahaa - Aarsiga jecel ban ahaa - Nin laab adag ban ahaa - Aftag badan baan ahaa - adiga iga keenzade - haweenka uman nugleyn.!
▪︎Kuma imanin caashaqu ab iyo isir awoowaad e ▪︎Waa dareen illaah ku alkumo unugga laabta ahe ▪︎Kashan Eebbe kuu idmay intaa waad ka oradaaye ▪︎Ma anaa asbaabaha jacayl inkira qaybtood ▪︎Ma anaa af sheegtaha xidhiidh addima goor baas ▪︎Mise waa addoonsiga nafluhu eersan jiray waa!
▪︎Unuggaygu kuu yahaan aqaan amar illaahay e ▪︎Hablahaba ayaan-laay hortaa hadal lama ekayn e ▪︎Ubucdayda laabtiyo qalbiga waan irkinayuune ▪︎Inkaar iga guratayaa iyo may iigu orridaaba ▪︎Albaabada qalbiga gala adi kugu ammaanee!