π‘΄π‘¨π‘Ίπ‘²π‘¨π‘ΏπŸ§  π‘΄π‘¨π‘¨π‘³πŸ“–

Channel
Logo of the Telegram channel π‘΄π‘¨π‘Ίπ‘²π‘¨π‘ΏπŸ§  π‘΄π‘¨π‘¨π‘³πŸ“–
@Maskax_maaalPromote
16.39K
subscribers
276
photos
10
videos
11
links
πŸ’«πŸ’¦..π—žπ—¨ 𝗦𝗒𝗒 𝗗𝗛𝗔π—ͺ𝗔𝗔π—ͺ...πŸ’¦πŸ’« ..π— π—¨π—–π—”π—”π—¦π—›π—”π—€π—œπ—œπ—‘π—§π—” π—§π—˜π—Ÿπ—˜π—šπ—₯𝗔𝗠. πŸ’«πŸ’¦β”β”β–£π‘΄π‘¨π‘Ίπ‘²π‘¨π‘ΏπŸ§  π‘΄π‘¨π‘¨π‘³πŸ“–β–£β”β”πŸ’¦πŸ’«
To first message
Xusuusnow: Aduunku mid ku meel gaar ah, laakin jaceylka aan adiga kuu qabo waa mid aan dhamaad lahayn oo weligiis jiri doono. Waan ku jeclahay si xad dhaaf ah.😭❀️
πŸŽ„π—¦π—¨π—•π—”π—«   π—ͺπ—”π—‘π—”π—šπ—¦π—”π—‘β˜•

✍️ 𝗛ᴬᴰᴬᴸ 𝗫ᴡᴷᴹᴬᴰ π—Ÿα΄±α΄΄πŸ‚
  ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

☞︎ GERAAR β™ͺ
 
β€’ Sidii biyo xareed ahoo
β€’ Dhul banaan ah jiifoo
β€’ Baalkuna cagaaran yahay
β€’ Caleemuhu babanayaan
β€’ Ooo indhihii mar booqdaa
β€’ Ay ka baahi beelaan
β€’ Ayey bilic wanaagaadu
β€’ Bidhaantaadu leedahay
β€’ Aan kuu bayaanshee
β€’ Barashadeenii hore
β€’ Ilaa bariga maantana
β€’ Nafta sii basaastoo
β€’ Mana baahi beeshee
β€’ Ma bogsiin kareysaa
β€’ Maryaneey abaayooy?

βžͺ 𝖠𝖻𝗐𝖺𝖺𝗇 Muniir_Cabdi

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
              
              β™‘ γ…€    ❍ㅀ      βŽ™       βŒ²
              ˑᢦᡏᡉ   αΆœα΅’α΅α΅α΅‰βΏα΅—    ˒ᡃᡛᡉ    Λ’ʰᡃʳᡉ
          ββ”β”β”β”β”β”β”αƒšβ”β”β”β”β”β”β”β  
Ogow haddii aanay jirin cid ku xaasiddaa wanaag ma lihid, haddii aadan saaxiib lahayna dabeecad ma lihid, haddii aadan Diin lahayna mabda’ ma lihid..πŸ₯Ίβ€οΈβ€πŸ”₯

Marka qof kugu  sameeyo wax ku dhaawacaya, naftaada ballanqaad  u samee ah  in aanad qofna wax  xumaan ah ku samayn...😒✍
Ciida meeqa ka dhiman πŸ˜‚β€οΈ


Ilahy hanaga aqbalo soonka iyo salaada suujuda iyo ruukucda aan bisha la imanynay ilahy nagama dhigo kuwi intey someen hadana bila ajar noqda πŸ‘‘πŸ€²
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Aniga uma baahni guur waayo waxaan la seexdaa mobile kayga waxaan la shekestaa mobile kayga waxaan la qoslaa mobile kayga ilaahaw nagu irzaaq battery fcn io internet 😁😁

….πŸ˜„β€¦.ADE KU TALLA HE πŸ˜β€¦πŸ˜„β€¦β€¦
Haduu jaceel ka dambi yahay runtii
Dambiilaha ugu weyn dumida waa
aniga waayo adiga ayaan si xad dhaaf ah kuu jacladay xupi....😩πŸ₯Ήβ€οΈ

πŸ¦‹πŸŒΊβš˜......SUBAX 𝖢𝖭𝖦𝗓𝗇....βœ…..❀️🌸


❀️ γ…€  πŸ’¬   πŸ–‡
Inaad iGa dheerata dhib iigu Filanoo iLmadeydii Dhamaysaye Dharaaruhu La.Aanta DhadhaN iima Yeeshan.πŸ’”πŸ˜’

πŸ¦‹πŸŒΊβš˜......SUBAX 𝖢𝖭𝖦𝗓𝗇....βœ…..❀️🌸


❀️ γ…€  πŸ’¬   πŸ–‡
Xariif ciyaalka xaafadda ah ayaa xaaskiisa Landon usocotay waxayna ku tiri maxaan hadiyad ahaan kuugu keenaa, Xariifkii wuxuu dhahay hal gabar oo Birish ah hor iigu keen.

Xaaskii ayaa safarkii kasoo laabatay, Xariifkii ayaa ku yiri aaway hadiyadaan kuu dirsaday,  Xaaskii ayaa ugu jawaabtay calooshaan kugu sidaa ee sagaal bilood iska sug πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Mar haday madowdahay  halyay weeye gabadhuye
Magacedu waa dahab
Daruurbaad ahaanoo dayax baad ka sara mari xbbti  miyaanba dad kula simaaa 🀣❀️


Subah wangsan 🌟
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Haduu jaceel ka dambi yahay runtii
Dambiilaha ugu weyn dumida waa
aniga waayo adiga ayaan si xad dhaaf ah kuu jacladay xupi....😩πŸ₯Ήβ€οΈ


πŸ¦‹πŸŒΊβš˜......GALAB 𝖢𝖭𝖦𝗓𝗇....βœ…..❀️🌸


❀️ γ…€   πŸ’¬   πŸ–‡
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Sidee wax loo shumiya

1- iska hubi in aad ku qanacsan tahay

2- iska xir albaabka iyo daaqada

3- dami leydka πŸ’‘πŸ™ˆ

4- kadib qolka dhinac ka fadhiiso ee ooy Waayo single ayaad tahayπŸ₯²πŸ˜†



SinglnimaDu waa raaxo πŸ˜…πŸ˜…πŸ₯Ί
In Wax La duMiyo Aqoon uma Baahna Balse iN
Wax La dhiso Aqoon Ayee Ubaahan Tahay Ha
noqon Daadiye,dumiye,isku dire Balse Noqo Dhise dhisan.πŸ₯°β€οΈ

πŸ¦‹πŸŒΊβš˜......Subax 𝖢𝖭𝖦𝗓𝗇....βœ…..❀️🌸


❀️ γ…€  πŸ’¬   πŸ–‡
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Iska Dhig Inaad Dadka oo Dhan Ku Kalsoon Tahay, Balse Saaxiib Dadkoo Idil Haku Kalsoonaan..😊


πŸ¦‹πŸŒΊβš˜......SUBAX 𝖢𝖭𝖦𝗓𝗇....βœ…..❀️🌸

❀️ γ…€  πŸ’¬   πŸ–‡

Writer ✍🏼 by :Ex jalle wasiir πŸ«€
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
"Qofna hakaga tagin jidka dhex badhtankiisa, laga yaaba Inuusan jidkiisii ​​aheyn oo uu adiga dartaa usoo qaaday."πŸ’”πŸ˜₯

DareΓ¨n jacayl weliga maku galay sidee noqotay markaad dareentay.??πŸ₯ΊπŸ˜°πŸ’”

❀️ γ…€  πŸ’¬γ…€   πŸ–‡
ˑᢦᡏᡉ  αΆœα΅’α΅α΅α΅‰βΏα΅—   ˒ʰᡃʳᡉ

πŸ–€::Subax wngznπŸ©Άβœ¨βœ…

-
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Siday reerkaadah ku arkaan.
Markaa maalin walba xaafada ka cuntayso balse aadan shaqaysanen guursaneynaπŸ˜πŸ˜‚πŸ˜πŸ’”

Fadhiga ka kac adaa lagu hastaaπŸ’”πŸ˜πŸ˜
More