Gabar u dhalatay dalka Masar oo lagu magacaabo Sucaad ayaa ku geeriyootay shil xanuun badan xilli ay ka soo laabatay tartanka xifdiga qur’aanka kariimka oo kaalinta koowaad ay ka gashay.
Dalka Masar murugo weyn ayaa ka dhalatay Geeridii ku timid sucaad iyo hooyadeed oo la socotey oo ka soo laabtay tartan caalami ah oo ay kaga qaybgaleen Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
Fiidnimo wanaagsan
@JIILKA_WACYIGA1