Nin aan la aqoon sooyaalkiisa iyo duleedkiisa diimeed baa diin laga qaadanayaa markaas baa hadhow lagu oran ummaddii wey baadiyowday.
Qof aan la aqoon heybtiisa diineed iyo sooyaalkiisa ma banaana in diin laga qaato nooc walba oo uu yahay, tanina waa tiir ka mid ah tiirarka ahlu sunnaha.
@Hoggaan