" Cadawg ugu weyn ee Islaamku waa muslimka jaahilka ah, kaas oo xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku samaynaya, falal sumcad daro u soo jiidaya Islaamka, Dadka kalena marka ay arkaan waxa ay moodayaan inuu islaamku yahay isaga oo kale! "
Sh Axmed diidaat Aun.
https://t.center/HayaankaNolosha123