Qofka aamusan dadka lama saaxiibaan Lkn isku day inaad u dhawaato xagiisa waxad ka baraneysa dhabar adeega!
Qofka inta badan aan la kaftamin dhalinyaradda balse la sheekaysta dadka waa weyn hala yaabin
Caqligiisa ayuu dhisay!
Qofka mar walba dhoola-cadeeya dadka waxba ma dheera lkn wuxuu dhabarka ku haayaa taariikhyo kaa ilmeysiin kara!
Qoraalkaan si qalbiyan ah ayaan idinku iftiimiyey wax badan oo idinka qarsoon.....!๐๐ค๐ช
@Abdulahi Mohamed iise