View in Telegram
ππππα§α§π
βοΈ
Isku Naxriista, isku duceeya, isku damqada, is ixtiraama, iswanaajiya, isku dulqaata majiro xiriir aanan loo dhibtoonin, majiro jacayl aanan dad xanuunjinin, dhadhanka iyo Macaanida Nolosha wa inaad haysataa qof ku fahma kuna daryeesha. - Haduusan dhab kaa ahayn ha samaynin xiriirka. - Hadaadan dhab ujecleyn qofka u sheeg xaqiiqada intaad berito dhaawici lahayd. - Hadii aad ku danayso iyo ku dan gaar isleedahay qalbi qof baad ku ciyaaraysaa ogaaw. Inaad wada joogtaan waliba wada socotaan waxaa aas aas u ah inaad iska ilaalisaan wax waliba oo keeni kara kala tag sida beenta, khiyaanada, iyo isxiriirin la'aanta. Lamaanayaasha Nolosha ku guulaystay waa kuwa sabar iyo dulqaad weheshaday ugu dambayna gurtay Miraha xiriirkooda. Qalbiyada isjeceloow wada jooga oo wada jira wax badan waliba Eebe idinkii
β€
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start