Faafinta diinta islaamka

Channel
Logo of the Telegram channel Faafinta diinta islaamka
@Faafinta_diinta_islaamkaPromote
5
subscribers
4
links
Channels ka telegramka ee soomaalida.Waakuwan channelska u caan san ee soomaalida uguna wax tarka badan ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadahaꙬ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivationalꙬ: Hoyga sheekooyinkaꙬ: Meegaar:Kayd musicꙬ: Kayd books ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSAꙬ:MUCJISOOYINKA QURAANKAꙬ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Noqo mufakirꙬ: Kayd books Ꙭ: Xikmado badanꙬ: ibraahin geedi☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin Ꙭ: Wahelka qalbiga ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKAꙬ Hoyga_AkhriskaꙬ : Su;aalo diini ah Ꙭ:Wahelka qalbiga ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakirꙬ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacaylꙬ: Meegaar Ꙭ: Faa;ido 24➡️ Erayo jacayl☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaaꙬ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: WAAYO ARAGꙬ: Liibaanta aakhiro chanel☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼● Oraahyo english to somaaliꙬ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKANꙬ: JAWAABTA CULIMADAꙬ: Murti kaab☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Xikmad sideꙬ: Iftiinshe Ꙭ: Faalo jacayl Ꙭ: Ꙭ: Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ :FAALO JACAYLꙬ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: oraahsideꙬ: Philosophy Ꙭ: niyadeenaꙬ: Liibaanta aakhiro channelꙬ:Dood cilmiyaysan☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadisꙬ: Rajada nolosha Ꙭ: FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:Hadafkeenna 11Ꙭ: Noloshu waa guulꙬ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrkaꙬ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂Xogta link;yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link;yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ➡️ Kayd books■□■□■□■□ - ■□■□■□■■□■□■□■□ - ■□■□■□■👇👇Hadii aad rabto barashada daawooyinka kuliyada Alfurqan online school waxay kuu haysaa fasalo cusub oo pharmacyga ah .Hadii aad rabto la xidhiidh ciwaankan hoose.@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
16 FAA;IDO OO LAGA HELO CABSIDA EEBE.☝️1- Dadka ilaahey ka Cabsada waxaa loogu Bishaareeyey Khayr oo dhan.( ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺁﻣَﻨُﻮﺍْ ﻭَﻛَﺎﻧُﻮﺍْ ﻳَﺘَّﻘُﻮﻥَ ﻟَﻬُﻢُ ﺍﻟْﺒُﺸْﺮَﻯ )2- Dadka ilaahay ka Baqa wuu Kaalmaynayaa wuuna l Caawinayaa( ﺇِﻥَّ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻣَﻊَ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍْ ﻭَّﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﻫُﻢ ﻣُّﺤْﺴِﻨُﻮﻥَ )3- Dadka ilaahay ka Baqa wuxuu ku Arsaaqayaa inay Cilmiga Fahmaan oo ku toosaan, ilaahayna wuu Toosinayaa.( ﻳِﺎ ﺃَﻳُّﻬَﺎ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺁﻣَﻨُﻮﺍْ ﺇَﻥ ﺗَﺘَّﻘُﻮﺍْ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻜُﻢْ ﻓُﺮْﻗَﺎﻧﺎً )4- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu ka Tirtiraa Xumaantii ay sameeyeen.( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳُﻜَﻔِّﺮْ ﻋَﻨْﻪُ ﺳَﻴِّﺌَﺎﺗِﻪِ ﻭَﻳُﻌْﻈِﻢْ ﻟَﻪُ ﺃَﺟْﺮًﺍ )5- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu u Sahlaa Arimahooda.( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻪُ ﻣِﻦْ ﺃَﻣْﺮِﻩِ ﻳُﺴْﺮًﺍ )6- Qofkii ilaahey ka Baqa way Liibaaneysaa Aduun ; Aakhiraba.( ﻭَﺍﺗَّﻘُﻮﺍْ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻟَﻌَﻠَّﻜُﻢْ ﺗُﻔْﻠِﺤُﻮﻥَ )7- Qofkii ilaahay ka Baqa wuxuu ka Feydayaa Dhibaatada iyo Kurbada.( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻪُ ﻣَﺨْﺮَﺟًﺎ )8- Qofkii ilaahay ka Baqa wuxuu ka Arsaaqaa meel uusan wax ka Filayn.( ﻭَﻳَﺮْﺯُﻗْﻪُ ﻣِﻦْ ﺣَﻴْﺚُ ﻻ ﻳَﺤْﺘَﺴِﺐُ )9- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu ka Badbaadiyaa Cadaabta iyo Ciqaabta.( ﺛُﻢَّ ﻧُﻨَﺠِّﻲ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍ )10- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu Helaa Sharaf iyo Fadli.( ﺇِﻥَّ ﺃَﻛْﺮَﻣَﻜُﻢْ ﻋِﻨﺪَ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﺃَﺗْﻘَﺎﻛُﻢْ )11- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu ku Kaalmaynayaa Sareyn Dadka kale ay ka Sareeyaan Maalinta Qiyaamaha.( ﻭَﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍْ ﻓَﻮْﻗَﻬُﻢْ ﻳَﻮْﻡَ ﺍﻟْﻘِﻴَﺎﻣَﺔِ )12- ilaahey wuxuu jecel yahay kuwa idiinku Cabsida badan.( ﺇِﻥَّ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻳُﺤِﺐُّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ )13- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu u Saafi uga dhigaa Quluubta.( ﻓَﺈِﻧَّﻬَﺎ ﻣِﻦ ﺗَﻘْﻮَﻯ ﺍﻟْﻘُﻠُﻮﺏِ )14- Qof aan ilaahey ka Baqin waxba kama Aqbalo.( ﺇِﻧَّﻤَﺎ ﻳَﺘَﻘَﺒَّﻞُ ﺍﻟﻠّﻪُ ﻣِﻦَ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ )15- Qofkii ilaahay ka Baqa Maalinta Qiyaame Dhibkeeda Aamin ayuu ka yahay.( ﺇِﻥَّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ ﻓِﻲ ﻣَﻘَﺎﻡٍ ﺃَﻣِﻴﻦٍ )16- Kuwa ilaahey ka Baqa waxey helayaan Liibaanta iyo Nicmada Rabbi.( ﺇِﻥَّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ ﻓِﻲ ﺟَﻨَّﺎﺕٍ ﻭَﻋُﻴُﻮﻥٍ )(Allow Cabsidaada Qalbigeena Ku Beer ) .#Faafi Wax La Faafiyo Khayrkaa Ooguu Fiicanee ,Xasuusintu Waa Wax Qalbiyada Dadka Uwanaagsan ..🙏🙏👈
𝗥𝗮𝗹𝗹𝗶;𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗲𝗵•𝖰𝗈𝖿 𝗄𝖺𝗌𝗍 𝗈𝗈 𝗂𝗇𝖺𝗀𝖺 𝗆𝗂𝖽𝖺𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗋𝖺𝖻𝖺𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇𝗌𝗁𝖺𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖾𝗁; 𝗌𝖺𝖻𝖺𝖻𝗍𝗈 𝖺𝗁 𝗁𝖺𝖽𝖽𝗂𝗂 𝗋𝖺𝖻𝖻𝗂 𝗄𝖺𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝗇𝗈𝗊𝖽𝗈 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺𝗆𝗂𝖽 𝗇𝗈𝗊𝗈𝗇 𝗄𝗎𝗐𝖺 𝖺𝖽𝖽𝗎𝗎𝗇𝗄𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝖺𝖺𝗄𝗁𝗂𝗋𝗈𝖻𝖺 𝗄𝗎 𝗀𝗎𝗎𝗅𝖺𝗒𝗌𝗍𝖺𝗒 𝗈𝗈 𝗅𝗂𝗂𝖻𝖺𝖺𝗇𝖺𝗒 𝖧𝖺𝖽𝖽𝗂𝗂𝗌𝖾 𝗋𝖺𝖻𝖻𝗂 𝗄𝖺𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝗇𝗈𝗊𝗈𝗇 𝗐𝖺𝖺𝗒𝗈𝗁 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺𝗆𝗂𝖽 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇 𝖽𝗈𝗈𝗇𝗍𝖺 𝗄𝗎𝗐𝖺 𝖺𝖺𝗇 𝗆𝖾𝖾𝗅 𝗄𝗎 𝗅𝗂𝗂𝖻𝖺𝖺𝗇𝗂𝗇 𝖺𝖺𝗄𝗁𝗂𝗋𝖺𝗇𝖺 𝗇𝖺𝖺𝗋 𝗄𝗎 𝖽𝖺𝗆𝖻𝖾𝖾𝗒𝖺 ; 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝗇 𝗄𝗎𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝗀𝗎𝖽𝖻𝗂𝗇 𝖽𝗈𝗈𝗇𝖺𝖺 𝗄𝖺𝗅𝗆𝖺𝖽𝗈 𝗒𝖺𝗋 𝗈𝗈 𝗋𝗎𝗎𝗑𝖺 𝗌𝗎𝖻𝖺𝗑𝖽𝗂𝗂 𝗂𝗒𝗈 𝗀𝖺𝗅𝖺𝖻𝗍𝗂𝗂 𝖽𝖺𝖺;𝗂𝗆𝖺 𝗃𝗈𝗈𝗀𝗍𝖾𝖾𝗒𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖾𝗁 𝗌𝗎𝖻𝗑𝖺𝖺𝗇𝖺 𝗐𝖺𝗍𝖺𝖼𝖺𝖺𝗅𝖺 𝗄𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇𝖺𝗒𝗈 𝗌𝗂𝖽𝖺 𝗎 𝗂𝗇𝗈𝗈 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝗒 𝗇𝖺𝖻𝗂𝗒𝗎𝗅𝗅𝖺𝖺𝗁𝗂 𝗆𝗎𝗑𝖺𝗆𝖾𝖽 𝗌𝖺𝗅𝗅𝖺𝗅𝖺𝗁𝗎 𝖼𝖺𝗅𝗒𝗁𝗂 𝗐𝖺𝗌𝖺𝗅𝗅𝖺𝗆 ; 𝗥𝘂𝘂𝘅𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗼 𝘆𝗶𝗿𝗮𝗮𝗵𝗱𝗮 iyo 𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗀𝖺𝖻𝖺𝗅𝗄𝗎 𝖽𝗁𝗈𝖼𝗈 𝗌𝖺𝖽𝖽𝖾𝗑 𝗃𝖾𝖾𝗋 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙪𝙪 𝙝𝙚𝙡𝙖𝙮𝙖 𝙧𝙖𝙡𝙡𝙞 𝙖𝙝𝙖𝙖𝙣𝙨𝙝𝙖𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝; رضيت بالله ربا وبالإسلام دينا وبمحمدﷺ رسولا ونبينا ;🌹𝘔𝘢𝘤𝘯𝘰 𝘢𝘩𝘢𝘢 𝘬𝘢𝘭𝘮𝘢𝘥𝘢𝘩𝘢𝘯 ;𝗥𝗮𝗯𝗯𝗶 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗹𝗹𝗶 𝘂𝗴𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗯𝗯𝗶𝗴𝗮𝘆𝗴𝗮; 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮𝘆𝗱𝗮 ; 𝗺𝘂𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗿𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗮𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮𝘆𝗴𝗮; ;𝘙𝘪𝘸𝘢𝘢𝘺𝘰 𝘬𝘢𝘭𝘦𝘩 𝘸𝘢𝘹𝘢𝘺 𝘭𝘦𝘦𝘥𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘳𝘶𝘶𝘹𝘢 𝘭𝘢 𝘺𝘪𝘮𝘢𝘢𝘥𝘢 𝘫𝘢𝘯𝘯𝘰 𝘬𝘶 𝘸𝘢𝘢𝘫𝘪𝘣𝘵𝘰 ;➪ 𝙁𝙜: 𝙠𝙖𝙡𝙢𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖𝙣 𝙠𝙤𝙤𝙗𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙢𝙞𝙙 𝙮𝙞𝙝𝙞𝙞𝙣 𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙧𝙖𝙝𝙖 𝙡𝙖𝙗𝙖𝙙𝙖 𝙜𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖𝙙𝙣𝙖 𝙤𝙙𝙝𝙖𝙣 3𝙟𝙚𝙚𝙧🌹🌹
🌸Todaba Aayadood iyo Fasirkood 🌸يَوْمَ يَتَذَكَّرُ الْإِنْسَانُ مَا سَعَىٰ Maalinta uu qofka xusuusan wuxuu shaqaystay وَبُرِّزَتِ الْجَحِيمُ لِمَنْ يَرَىٰ Jaxiimana loosoo muujiyo qof kata oo arkaفَأَمَّا مَنْ طَغَىٰ Qofkii kibra وَآثَرَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا Nolasha adduuna doorta فَإِنَّ الْجَحِيمَ هِيَ الْمَأْوَىٰ Jaxiima ayaa hooygiisa ah وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَىٰ Qofkii ka baqa Allaah la kulankiisa, nafatana waxay jeceshahay u diida فَإِنَّ الْجَنَّةَ هِيَ الْمَأْوَىٰ Janno ayaa hoygiisa ahالنازعات ٣٥-٤١ 📖
3 sifo po mu’muniinta dhabta ah 😢👇🏻👇🏻إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ وَإِذَا تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ آيَاتُهُ زَادَتْهُمْ إِيمَانًا وَعَلَىٰ رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ😢😢1♥️Mu’muniinta waa kuwa Alle marka laxuso ay gilgisho qalbigooda 🥲 2♥️Marka lagu dul aqriyo aaydka Alle qur’anka waxaa usiyaadi iimaan 😢3♥️waa kuwa Rabigooda tala saartan 🥰Yaa rabbi nagu sifeey sifadkaas 😭😭😭🤲🏻
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ: Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSAꙬ:MUCJISOOYINKA QURAANKAꙬ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badanꙬ: Buug somali maqal ah☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKAꙬ Hoyga_AkhriskaTOOSAAD COM☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakirꙬ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacaylꙬ: Meegaar Ꙭ: Faa;ido 24☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ:Baro afkaaga hodankaaꙬ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAGꙬ: Liibaanta aakhiro chanel☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKANꙬ: JAWAABTA CULIMADAꙬ: Murti kaab☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad sideꙬ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKAꙬ:Wehelka bulshada Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahsideꙬ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadisꙬ: Rajada nolosha FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrkaꙬ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂Xogta link;yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link;yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124■□■□■□■□ - ■□■□■□■⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.Halkan iska diwan gali👇👇👇👇@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKAꙬ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼MUCJISADA WAARAYSAꙬ:MUCJISOOYINKA QURAANKAꙬ: AL FURQAN ONLINE SCHOOLꙬ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badanꙬ: Buug somali maqal ah☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKAꙬHoyga_Akhriska☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: HalxiraaleꙬ: Noqo mufakirꙬ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: OraahyoꙬ: Baro af English-ka Ꙭ: Su;aalo diini ah☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKANꙬ: JAWAABTA CULIMADA☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahsideꙬ: Philosophy Ꙭ: niyadeena☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadisꙬ: Rajada nolosha FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qoreꙬ:faafinta khayrkaꙬ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂Xogta link;yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link;yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124■□■□■□■□ - ■□■□■□■⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Ka Faaidayso Talooyinkan Qiimaha Badan1- Ka fogow malaha xun, aad nasiino iyo raaxo heshide2- Welwel oo dhan waxaa keena Allaah oo aad ka jeedsato, ee u noqo Allaah.3- Tuko salaad qabriga kula gasha4- Haddaad maqasho ruux ku xamanaya ku dheh “Alle ka cabso”5- Joogteyso akhrinta suuradda Tabaarak, waa badbaadisee.6- Cayr waa qofka aan salaad ku khashuucin indhihiisuna Alle dartiis marna u ooyin.7- Mu’miniinta kaa maqan dhib ha u geysan.8- Jaceyl oo dhan Allaah iyo Rasuulkiisa sii.9- Qofkii ku xanta iska saamax, ajarkiisii ayuu bilaash kugu siiyaye.10- Salaadda, quraanka iyo xuska Alle waxay nuuriyaan qalbigaaga.11- Qofkii xusuusta kuleylka naarta, wuxuu ka haraa waddooyinka xumaanta.12- Sida mugdiga ama habeenku u tago ayaa xanuunka iyo dhibkuna u tagaan.13- Isagatag “kutiri kuteenta” waxaa kuu yaal hawlo culuse.14- Khushuuc ku tuko wax kastoo ku sugaya salaaddaa ka weyne15- Kitaabka Alle midigta ha kuu yaallo, hal aayad oo aad akhriso ayaa adduunkoo dhan kaaga fiican.16- Noloshu waa dhaldhalaal, waxaase ugu qurxoon qofkii iimaan leh
وَوَجَدُوا مَا عَمِلُوا حَاضِرَ أَوَلَا يَظْلِمُ رَبُّكَ أَحَدَام الكهف: 49 ;Waxa ay heleen camalladoodii oo diyaarsan, Rabbigaana qofna kuma gardarroonayo;Noloshaadu waa buug aad Alle hortiisa ku akhri doonto maalinta qiyaamaha, ee ka digtoonow in aad noqoto qoraa xun. Maanta sii qoro shay aanad barri dhibsan akhrintiisa. Buuggaagu wali kacantaada ayuu ku jiraa, isla markaana waxa aad haysataa iskiisadda dambi dhaafka ee ku tirtir xumaanaha kaa dhacaya. Gacantaada waxa ku jira bogag cad, ee ku qoro wanaaagyo. Qoro bogag sadaqo ah, kuwo samafal ah, kuwo salaad ah iyo qaar kale oo ah soon sunne ah. Waa sax in aanu qofna camalladiisa suubban ku gelayn janno oo xataa Nebigu scw naxariista Rabbi ayuu ku gelayaa, balse waxa ay soo jiidaan naxariista Ilaahay (swt).
is xisaabintaNebigeenni Muxammad laga wariyay in uu yiri “Maalinta Qiyaame qofna Alle hortiisa ka ma dhaqaaqi doono isaga aan oo ka warcelin weydiimood oo kala ah:  Cimrigii Alle siiyay halka uu ku bixiyay  Dhallinyaranimadiisi halka uu ku bixiyay  Maalinkiisi sida uu ku kasbaday  Maalinkiisi halka uu ku bixiyay  aqoontii uu bartay waxa uu ku sameeyay. (Tarmiidi ayaa soo wariyey)Saxaabigii Cumar Bin Khadaab (Khaliifkii 2aad ee Muslimiinta) Eebbe ha ka raalli noqdee ayaa laga hayaa “Naftaada xisaabi inta aan la xisaabin, camalkaaga na miisaan inta aan la miisaamin; Xisaabinta nafsadda iyo iska falcelintu waa tiir wayn oo ka mid ah tiirarka horumarka qofka. Isxisaabintu iyo iska falcelintu waa in aad waydiimo dul saartid xaaladda aad Ku sugan tahay, halka aad ka timid iyo halka aad u socotid. Ma ku socotaa jidkii sugnaa ee aad ku gaaraysay guusha adduunka iyo tan dambe? ;Xisaabi naftaada inta aan lagu xisaabin;
السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKAꙬ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼MUCJISADA WAARAYSAꙬ:MUCJISOOYINKA QURAANKAꙬ: AL FURQAN ONLINE SCHOOLꙬ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badanꙬ: Buug somali maqal ah☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKAꙬHoyga_Akhriska☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: HalxiraaleꙬ: Noqo mufakirꙬ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: OraahyoꙬ: Baro af English-ka Ꙭ: Su;aalo diini ah☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKANꙬ: JAWAABTA CULIMADA☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahsideꙬ: Philosophy Ꙭ: niyadeena☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadisꙬ: Rajada nolosha FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qoreꙬ:faafinta khayrkaꙬ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂Xogta link;yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link;yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124■□■□■□■□ - ■□■□■□■⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
وعن أَبي هريرة رضي الله عنه: أنَّ رَسُول الله صلى الله عليه وسلم، قَالَ: مَنْ دَعَا إِلَى هُدَىً، كَانَ لَهُ مِنَ الأَجْرِ مِثْلُ أجُورِ مَنْ تَبِعَه، لاَ يَنْقُصُ ذلِكَ مِنْ أجُورِهمْ شَيئاً، وَمَنْ دَعَا إِلَى ضَلاَلَةٍ، كَانَ عَلَيهِ مِنَ الإثْمِ مِثْلُ آثَامِ مَنْ تَبِعَهُ، لاَ يَنْقُصُ ذلِكَ مِنْ آثَامِهِمْ شَيئاً ︎رواه مسلم.Abii hurayra Allaah haka raali noqdee waxaa laga wariyay in rasuulkii Ilaahay(صلي الله عليه وسلم) yiri: Ruuxa dadka hanuunka ugu yeera, waxaa usugnaaday ama uu leeyahay mid lamida ajarka dadka soo raacay, iyada oo aan arrinkaas(Ajarka) ah waxba laga nusqaaminayn, ruuxa dadka baadinimada ugu yeerana, waxaa uu leeyahay dambi lamida dambiyada ay dadka soo raacay sameeyaan, iyada oo aan arrintaas xumaantooda ah waxba laga nusqaaminayn.
Channel photo updated