Dadyowga qaar ayaa mudan, u qalma, kuna soo baxaya inaad si maalinle ah uga war-hayso, kuwa kale ayaa iyaguna ku habboon inaad muddadiiba mar kaliya xaaladooda ogaato, halka ay qaar kalena ku wanaagsan yihiin in markii aad dan isu yeelataan oo keliya aad wadda xidhiidhaan.
~ Cid walbaaba meel ku habboon ayey leedahay , meeqaamkaas ayeyna ku qurux badan yihiin in lagu ilaaliyo, sababtuna waa in wax waliba oo xadkooda dhaafaaba ay xumaadaan. π€π₯π―
ββββββββββββββββ
β°ββ€ - Zaxiibka nolosha π€