Shirkadda Mara oo qodata Bitcoin ayaa maanta iinsatay $1.1B Bitcoin u dhiganta.
Sida caadiga ah shirkadaha qodaalka waxaa laga rabay in iska iibiyaan maadaama Bitcointa ay soo qotaan ay u tahay dakhli. Laakiin Mara ma doonayso in ay raqiis ku iibiso.