Haddii aad maqashay dumarku waa caruur cag wayn kaalay aan kuu sheego waxa qiimaha noo lihi in uu yahay naxariista iyo danaynta nala tuso wakhtiyada aanaan filanayn.
Haddii maanta xaaskaaga ama jacaylkaaga Midkood uu xanuunsado ama si kale hawli yara adagi ugu timaado ama xattaa wakhtiyada farxadaha ee u gaarka ah waxa micnaha u sameeyaa waa isla xaalada waxa aad u keento ee jawi u samayn kara muhiimadu maaha lacag buuran soo qaad oo sii waxayse noqon kartaa wax fudud oo macal aad usoo gaday maaha oo keliya markan ee waa si guud in aad mar walba gacantaadu ay u furnaato dhankeeda.
Ninka deeqsiga ah ee maalka haystaa maaha Mid uu samayn karo ee Ninka garashada iyo naxariista leh ayaa tan yaqaana midhaheeda iyo muxibada ay abuurto.