Qalad hadii an kaagalo i canaano sii aan udaremo inaan heysto qof ifahan sii kara hadii murgoodo labtaada igu xasili sii an udareemo inaa heysto wehel hadii an kugu qeyliyo ii naxariiso sii an udareemo jeceylkagi hadii anku dhaho waan ka tagayaa ha i aaminin waxan rabaa inaa i celiso hadii an xanun sado i daryeel sii an u dareemo inaa tahay garabkeyga ii fiiri sidii xidiga iidhola cadey sidii dayaxa oo kale โค๏ธโ๐ฉนโจ๏ธ๐๐ฆ๐๐ซ๐๐โค๏ธ ใ ค ๐ฌ๐
หกแถฆแตแต แถแตแตแตแตโฟแต หขสฐแตสณแต
โญโโโโโโโโคโคโโโโโโโโฎ
โโโโ๐ธโโเฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโเฝผ| โฐโโโโโโโโคโคโโโโโโโโฏ
๐ฆ๐บโ......Duhur ๐ถ๐ญ๐ฆ๐๐......โค๏ธ๐ธ