Hadafyada waaweyn looma gaaro habeen keliya. Waxay u baahan yihiin samir, adkaysi, iyo dadaal joogto ah. Mararka qaar waxaad dareemi kartaa daal, ama inaad iska dhaafto, laakiin ha iloobin in tallaabo kasta oo yar oo aad qaado ay kugu dhoweynayso halka aad rabto inaad gaarto. Xusuusnow, xitaa guulaha yaryar waa kuwo muhiim ah oo lagu farxo. Adiga ayaa qoraya sheekadaada, markaa sii wad qormooyinkaas dhiirrigelinta leh, maxaa yeelay waxaad haysaa awood aad ku beddesho noloshaada iyo nolosha kuwa
Kugu xeeran.
DB 🔵