View in Telegram
๐๐ถ๐น๐บ๐ผ๐ผ๐ด๐ฒ ๐ง๐ต๐ผ๐๐ด๐ต๐๐
โจ
Forwarded from
๐ ๐ผ๐๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฆ๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น
2024 Waa uu tagay
Inta badan dadka sanad cusub marku dhalanaayo Qorshayaal iyo Ahdaaf ay raban in ay gaaran bey dhigtan 70% Dadkas kama dhabeeyan ahdaaftas oo waxa ay ugu tagaan qabyo ama maba bilowno Dadka bilaaba ee dhaxda ugu taga waa ay dadaleen lakin waxa qurux badan in aad dhameestir yeelato oo hadafkaas aad ka mira dhaliso . Abwaan Cabdullahi Macallin dhoodhan Allaha u naxriste ayaa yiri : * Howl dheer adoo soo maray oo kusoo dhididay * Inaad dhaliso gool iyo inaad dhimato moyane * dhexdhexaad inad kaga hadhaa waa dhabcaalnimo'e * halganna dhaawac loogama hakado dhimasho yeelkeede Dadka aan bilaabinba yoolasha ay dhigteen wali waqti waad heesataan Noloshan cid kuu kafaala qaaday ma jirto naftada adiga ka masuul ah bal dib intaa isku fiirino aan ka dhigno noloshena mid qurux badan mese aa noqono dadkii uu ka hadlayay abwaan Maxamed Xaashi Damac Gaariye markuu lahaa " Hadaan gugu kuu kordhaa Gabow moyee ku tarin Garaad iyo waayo arag ileen wax ma dhaantid geed "
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start