View in Telegram
إذا تحرك الإنسان تحرك المجتمع والتاريخ، وإذا سكن، سكن المجتمع والتاريخ». والاهتمام بالإنسان يكون من خلال الاهتمام بهذه الأبعاد الثلاثة: الفكر والمال والعمل. - فيلسوف الحضارة مالك بن نبي "Haddii qofku firfircoon yahay, bulshada iyo taariikhdu way horumaraan; haddii uu istaago, way hakadaan. Saddex waxyaabood ayaa muhiim u ah qofka: fikir, hanti, iyo shaqo."🦋🪭 Faa’iidada ay kahelayaan Soomaalideenu: Hadalka Maalik bin Nabi wuxuu xasuusinayaa Soomaalida in horumarka qaranku ku xidhan yahay firfircoonida iyo hal-abuurka qof walba. Haddii bulshadu horumar doonayso, waa in la dhiirrigeliyo aqoonta, la kobciyo dhaqaalaha, lana abuuro shaqooyin waxtar leh. Tani waxay Soomaalida ka caawin kartaa inay xoogga saaraan waxbarashada, ganacsiga, iyo wax-soo-saarka si ay u gaaraan horumar joogto ah.🦋
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily