View in Telegram
Forwarded from Fahan Guud
Waan fahmi karaa dareemadaas gooni goosadka xiliyada qaar kugu noqonaya sxp noloshu wey wajiyo badantahay xiliyada qaar waxaad dareemaysa inaad jaad gooniya kaligaa ka joogto cid ku wehelisana ay jirin gubtahanyadu waxay laabtaada uga dhacayaan si darandooriya diiqadana waxa waramaya wajigaaga iyo ilinta ka burqanaysa indhahaaaga waxaad isweydiinaysaa xiliyada qaar dadka kugu hareeraysan inay indho laayihiin oy waxpa arki karin iyo inkale waxbadana wey ku daalinayaan mana helaysid cid inta ay boga ku galiso ku tidhaahda wey dhamaan doontaa oo noloshu waa maalmo is xiga baahida aad ereyada jaadkan ah uqabtaa ma aha inaad garanayn lakiin waa inaad ubaahantahay in lagu xasuusiyo uun laguguna bogaadiyo Aniga ayaapa ku leh noloshu ma Sii ahaan doonto sidN waanad ka guulaysan doontaa cabsidaas lkn sijaajada iyo alle ma jiro wax ka macan marka agtooda lagu nafisayo ee ha isdhiipin zxp.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily