View in Telegram
Aweys cishqi side
❤️
❤️
❤️
Forwarded from
Fahan Guud
In ay noqoto hapeenkii aad khatimaysay tafsiirka quraanka waa nasiib ilaahay uu kugu manaysaytay adiga iyo inta kula midka ah uun Inaad haysato macalimad kuu aragta qeyp ka mida jidhkeeda kuuguna dadaalaysa isla sida ay nafteeda ugu dadaalayso iyo kabadanpa wxy la midthy isla tabtii uu ilaahay ku tilmaamayey nabigiisa(NNKH) -لَقَدْ جَاءكُمْ رَسُولٌ مِّنْ أَنفُسِكُمْ عَزِيزٌ عَلَيْهِ مَا عَنِتُّمْ حَرِيصٌ عَلَيْكُم بِالْمُؤْمِنِينَ رَؤُوفٌ رَّحِيمٌ"" Ka agdhawaansheheegasina waa nasiip aad dadka dheertahay hadapa Haddii uu qur'aanku ku badali waayo uu kaa dhigi waayo qofkii uu ilaahay rapay ma jiro shey ka danbeeya oo ku badali doona -Hampalyo ardayda caawa nasiibka uyeeshay inay khatiman tafsiirka qur'aanka
🫡
🫶🏼
-""Macalimadenaasna danbigeega alla ha dhaafo abalkedana jano haka dhigo
❤️
""
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start