Trump iyo Haris midkoodna dan inooma aha !
Jamhuuriyiintu waa midig xag jira oo in lagu dhex noolaado xataa ogolayn ! Dimuqaradiyintuna waa Munaafiqin xataa fidrada saliimka ah la dagaalama. ( Qawmu luud-nimo iyo dad isku jinsiya oo wax iska daya iyagaa caalamaka baray )
Waxayna ka siman yihiin labaduba oo ay wadaagaan Muslim nacayb iyo taageerista mashruuca Yuhuudda ee gabbalkiisu sii dhacayo...
Allaah ha u gargaaro walaalaheen Ree Qaza