in qof asigoo nol uu qalbigada ka dhinto inad ubahato qof aan agtiisa waxba 𝐤𝐚 ahyn waxaa ugu adag in ey nolosha ku ilowdo adigo nool...waxaa kle oo ugu adag nolosha qof in uu been ku sheegayo adiguna aad ogtahy ino been ku shegayo lkn hadalkiisa aad rumeysatid adigo u yelayo jeceylka dartiisa aa𝐝 u qabtoh!!!😭🙂
Nolosha waxa guul ka gaadha qofka Alle ka cabsada, isaguna aqoon ahaan iyo dhaqaale ahaan is isdhisa, dantiisana raacda ee aan qabyaalad iyo ku mashquulka dadka waqti gelin. 💯✨🤲❤️😇