Haddii uu ku tilmaamay dagaalka qaza mid aanan qusaynin oo israaiil iyo xamaas u yaalo ma kula tahay in uu wax ahmiyad ah siin doono dagaalka dulmiga ah ee umadeena ka dhanka ah 18kii sano ee la soodhafaay maraykanku kaalinta tooska ah kulahaa ee dalkeena itoobiya lagu soo galiyay sharcina loo siiyay markii ugu horaysay taariikhda umadeena in ay goboladeena ilaa maanta ciidankeeda joogaan . 😎
Xassan sheikh kadib markii uu kadagey addissaba waxaa loo diyaariyay si uu salaan uga qaado ciidamadii bada ee ay samaysatay Ethiopia si badaha soomaaliya ugu boobto.