07.June.2023: Gudoomiyaha kooxda midnimo wuxuu si rasmi ah u magacaabayaa xilalka gudoomiye ku xigeenka iyo kormeeraha guud. Wuxuuna ukala magacaabay mudanayaasha kala ah.
Waxaan ka codsanayaa Dhamaan adminada iyo ownerska kooxda inay la shaqeeyaan gudiga cusub ay kooxdu yeelatay si aan u dardar galino Shaqooyinka nahor yaala.
Salaan kadip Waxaan ogeysiinaynaa Adminada iyo Ownerska kanaalada kooxda ku jiraan oo aan groupka kooxda ku jirin, inay ogaadaan in kooxda dib uhabeyn lagu sameeyay ayna muhiim tahay in ay laxiriiraan gudoomiyaha kooxda @Gud_Kooxda_Midnimo
MA LEEDAHAY KANAAL MADOONEYSA INAAD KU BIIRTO KOOX KUU TAAGAN HAR IYO HABEEN, HADABA WAXAAN KUU HAYNAA KOOX HORUMARSAN KUNA HORMARINEYSO UGU KAALAY KOOXDA MIDNIMO.✊