Waxyaabaha uu Alle ku siin waayo ama uu kaa reebo waa doorasho uu Alle kuu dooray xikmad darteed ayuuna kuugu dooray mar walbana doorista Alle ayaa addoonka u khayr badan wax walba uu Alle inoo qadarana waa khayr haday ina xanuunjiyaan xita ๐ฅน๐
Salaatu duxaa ma ilaliyo ruux alle utowbadken badan mooye Hadaba kamid noqo kuwa dukada salaatu duxaa waa salad dadalkedu uu yaryahay ajarkeduna uu badan yahay.