Dhiiragaliye

#AdoontiiRabbi
Канал
Логотип телеграм канала Dhiiragaliye
@DhiiragaliyeПродвигать
25,11 тыс.
подписчиков
3,68 тыс.
фото
71
видео
1,15 тыс.
ссылок
Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @Dhiiragaliye ╰══ღ❦ღ════════💜══╯
Cabsidu ama Dhaqaaq La' aanta Waa wxa aad u dhaceyso/ u Guuldareysaneyso.

@AishaAhmed99
#AdoontiiRabbi
Dadku maalin kasta wejigooda way beddelaan, ee ha ka raadin qiimahaaga dadka wejigooda.

- MustafeMaxamuud

#Adoontiirabbi
@AishaAhmed99
Markaad damacdo Inaad Sameyso macaasi, oo Rabbi SWT kuu fududayn waayo waddooyinkeeda, markaas ogow inaad tahay mid Rabbi Aktiisa Qaali Ku ah. ❤️

@AishaAhmed99
#AdoontiiRabbi
Rabbiyow ii Fududey Oo Ii Sahal Wxyabaha Anan garaneyn Si aan ku Weydiisto.

@AishaAhmed99
#Adoontiirabbi
Nolosha Malaha Dhibaato Ubaahan in La xaliyo lkn waa Xaqiiqo Ubaahan Waayo aragnimo in Laga Qaato

@AishaAhmed99
#Adoontiirabbi
Ha dhafrin Haweenki Intaad sugeyso In qof kuweydiyo 'Xaladada' Naftaada Hodan Uga noqo dhaman,
Hadii Ay xaladada Umuhimsanan Laheed Kuma Ogolaan laheyn Inaad Kaliga dhafarto. 🥀🖤

@AishaAhmed99
#AdoontiiRabbi
Cajiib hadal aan lacajabay ayaa ahaa

Imaam abuu daauud ayaa asagoo doon saaran waxa uu maqlay nin bada xeebteeda ku hindhisay oo kafogaa markaas waxa uu kiraystay doon yar hal dirham ayuu ku kirystay markaa ayuu ninkii utagay wuxuuna ku yiri
يرحمك الله
Ninkii ayaa asna wxuu kuyiri
يهديكم الله ويصلح بالكم

Dadkii doonta ayaa waydii imamka maxaa sidaa usamaysay wuxu yiri soo lagama yabo inuu yahay mid ducadiisa la aqbalo

Markaa habenkii la gaaray ayay maqleen cod aan laga raneynin oo dhahaayo Hadal ah "ogaada abuu daauud wuxuu janadii ku helay hal dirham".

Hadaba hayaraysan ducada qofkasta oo mu,min ah lagayaano inuu yahay mustajaabu dacwo.

Abdullahi Aadam

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
Cimriga dheeraynayoow
Cabbaar ii yara istaag
Si aan camal fiican iyo
Cibaadada ugu degdego,

Ayaamaha cararayoow
Aqbala codsigayga oo
Intaad cagta ii dhigtaan
I caawiya qaybka hadhay,

Cishooyinka ii hadhoow
Dhib iyo cudur hay dalbina
Guul iyo farxad ii cammira
Ceebtaydana ii astura

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
Hankga Yuusan ka bilaabin Qof kala Wxs Sameeyi adna Sameey ee
Hanka aad yeelaneysaa Yanan Ka shidaal Qaadanin Dadkle meel ay Gaareen

@AishaAhmed99
#AdoontiiRabbi
MARKAZ TIBYAAN

Wxaa Xarumaha Markazka Laga furay; Madiino Suuq Weyn Tamaam Jalaato , Carafaat iyo NasruDiin.

Qeybta Xifdinta Qur'aanka Iyo Tafsiirkiisa Waa Free Ka Faaideyso Hdad U dhowdahy Xarumahas Isdiiwan galintuna Wey Socotaa Wxii Faahfahin Ah nh Kala Xariir Numberda Ku Qoran.

Ugaar Ah Dumarka
#AdoontiiRabbi
Shimbirku Wuu Duulaa, Kallunkuna Wuu Dabaasha, Waa Waqti Lumis In Shimbirku La Baro Dabaasha, Kallunkuna Duulitaanka!

Haddaba Dadkuna Waa sidas Oo kle Ee Cidna Ha isbarbar dhigin Adigana In La iska Barbar dhigo Ha yeeelin.

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
Dhaawacyada Qaar Wxa Kaliya Ee Wax Ka Qabtaa Waa In Inta Niyadjabka La Aqbalo Hore Looga Sii Socdo Oo Aan Lagusii Dul Nagaanin. 👌

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
“Xiisadaha jaamacadaha waxaa lagu galaa wakhtigooda, shaqada waxaa la galaa wakhtigeeda, gegida dayuuradaha xilliga dayuuradda waa laga hor maraa, sidoo kale ballanta isbitaallada waa loo hor maraa, laakiin xilliga salaadda inta la seexdo ayaa la yiraahdaa hurdadii ayaa i cusleysey. Bal xaqiiqadu waxay tahay ooraahdii quraanka ahayd:
بَلْ تُؤْثِرُونَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا“

—Dr. Saadaq Eenow

#AdoontiiRabbi

@AishaAhmed99
Dadka Halaagsami Ha fiirinin Wxa Halagsame Wey Badanyihiine, Fiiri Inta Badbaaday Inta Badbaadi Wey Yaryihiine.

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
Qofkii Arinkiisa Istiqaaro U Sameystaa Ma Hungoobo, Midka Dadka La tashadana Ma Qoomameeyo.👌💯

#AdoontiiRabbi
••
‏يقول الشنقيطي -رحمه الله:

‏ "لا يُثبِّتُ القرآنَ في الصّدْرِ، ولا يُسَهِّلُ حِفظَه ويُيَسِّرُ فَهمَه، إلا القيامُ به في جوفِ الليل" 🥺🌸🌙

‏[أضواء البيان ١ /٤]

Imaamkii mufasirka ahaa ee usuuliga faqiiga ahaa ee shanqiidi wuxuu yiri:-

“Qur’aanku kuma sugmo laabaha, mana fududaado xifdigiisa iyo fahamkiisa illaa salaatu laylka lagu tukado mahe”

[tafsiirka al-adwaa albayaan 4/1]

#AdoontiiRabbi

@AishaAhmed99
{ یَـٰبَنِیۤ ءَادَمَ قَدۡ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكُمۡ لِبَاسࣰا یُوَ ٰ⁠رِی سَوۡءَ ٰ⁠ تِكُمۡ وَرِیشࣰاۖ وَلِبَاسُ ٱلتَّقۡوَىٰ ذَ ٰ⁠لِكَ خَیۡرࣱۚ ذَ ٰ⁠لِكَ مِنۡ ءَایَـٰتِ ٱللَّهِ لَعَلَّهُمۡ یَذَّكَّرُونَ }

[سُورَةُ الأَعۡرَافِ: ٢٦]

Reer Banii Aadamow Wxn idin So Dajine Dhar Asturaayo Cowradiina (Daruuri ah) iyo Mid Labis ah (Qurux ah), Dharka Alle Ka Cabsiga (Ood Ruuxdina Ku Astureysan) Ayaa Qeyr Badan, Tasina Waa Ayaadka Alle Wxy Mudanyihiin inee Wan tooban.

#AdoontiiRabbi
Guushu Waa Socdaal Ee Mahan Go Aan Qadasho

#AdoontiiRabbi


👉https://youtu.be/P788D_WlE2A
"Mararka qaarkood quruxdaadu waa inaadan u ekasn iyaga ' ee ha ka xishoon kala duwanaantaada"

#AdoontiiRabbi
Rajadada Si aad Ugaarto Wxy Ku Xeranthy Rajada aad Ilaahey ka Qabto Intuu La egyhy. 👌❤️🥰

#AdoontiiRabbi
Ещё