AQOON AROOR

Channel
Logo of the Telegram channel AQOON AROOR
@AQOON_AROORPromote
7.47K
subscribers
118
photos
23
videos
4
links
Kᑌ ՏOO ᗪᕼᗩᗯOOᗯ ᗯᒪᒪ AQOON AROOR CHANNEL📌 🔸️𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻 𝗸𝗼𝗿𝗼𝗿𝘀𝗶📚 🔹𝗦𝘂'𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗯 🔸️𝗠𝘂𝗿𝘁𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗵 𝗺𝗮𝗮𝗵 🔹𝗠𝘂𝗾𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶 𝗮𝗵🎥 🔸️𝗗𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮🏆 🔹𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗫𝘂𝗹 𝗮𝗵🌹🥀
To first message
🕌 Qof diin ahaan toosan
😊 Dhaqan ahaan fiican.
Karti ahaan awood leh
💖 Dareen ahaan badqaba
💰 Dhaqaale ahaan dhisan
📕 Aqoon ahaan koraya.

Dhalinyar noocaas ah i tus, anna aan  ku tuso ilbaxnimo Soomaaliyeed.

— Guleed Casaan
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waa_maxay_Qiimaha_Qofku ?
🎥Meehaal_Podcast(144p)

— Sh Xamse Xabiib
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
BAL UFIIRSO { hadal kaan}..🤔

— Sh mustafe Xaaji
Caawa waxaa billanaysa bisha barakeysan ee Carafo. Tobanka maalmood ee bishan ugu horreysa waxa ay leedahay barako iyo fadli gaar ah. Nabigeenna ﷺ waxa uu soomi jiray maalmaha hore ee bishaan Carrafo, waxa uuna noo sheegay in aysan jirin maalmo ka khayr badan, sidaas darteed aan uga faa'iideysanno Quraan-akhris, duco, wardi, sadaqo, iyo in aan soonno sagaalka maalmood ee bishan ugu horreysa, oo berri ka billaabanaysa.

Aan ka wada faaideysano
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Maanso_Darajo____Abwaan_Xasan_Dhuxul_  Laabsaalax(144p)

⋆┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈⋆
  Subax wanaagsan ✨️ 💙🤍
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
4- Shey Ha Eryan Weligaa ...🏃

— Sh Xamse Xabiib

⋆┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈⋆
  Chumca mubarak ✨️ 💙🤍
SaaxipayaaL waan idinka raalligelinaynaa Hakadka iyo mashquulka maalmahaan dhacay waad ku mahadsantihiin la joogiina iyo dhiirigelintiinna.

Maanta Akhri, berri hoggaami.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Haddaad Rabto in aad Wax Soo Jeediso “Wax Akhriska_Badi”

— Sh mustafe Xaaji
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
4_Calaamadood_oo_aad_ku_Ogaan_karto_inaad_Maskax_ahaan_Korayso

— Mubarak Hadi
Maxay ku kala Duwan yihiin Xishood iyo Khajilaad?

Xishoodka iyo Khajilku waa labo eray oo ay dadku marar badan isku si u adeegsadaan, se macne ahaan iyo muunad ahaanba kala duwan.

Khajilaaddu waxay tilmaantaa baqdin iyo kalsoonidarro, qofka isku kalsoonina ma qajilee, wuu xishoodaa.

Xishoodku wuxu keenaa in qofku ka xishoodo waxa xaqa loogu leeyahay, khajilaaddu se waxay keentaa in uu ka khajilo wixii uu isagu xaqa u lahaa.

Xishoodku, wuxu qofka ka reebaa in uu xumaha sameeyo, khajilaadduna waxay qofka  ka reebtaa in uu samaha sameeyo.

Xishoodku waa fal ammaanan, qofka falana wuu sharfan yahay, khajilaaddu se, waa fal ceebaysan, qofka falana wuu cambaaraysan yahay. Waayo, khajilaaddu, samo uu qofku fali lahaa bay ka reebtaa ama xaq uu lahaa bay ka dayacdaa.

— Mubarak Hadi
juma mubarak🌴❤️
من سنن يوم الجمعة
١:- التسوك
٢:- الإغتسال
٣:- التطيب
٤:- لبس الجميل
٥:- التبكير
٦:- الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم
٧:- قراءة سورة الكهف

Sunooyinka Maalinta  Jimcaha Lagaa Rabo

1:- inaad cadeysato
2:- inaad qubeysato
3:- inaad is udgiso (carfiso)
4:- inaad dhar qurxoon xerato
5:- inaad masajidka xilli hore tagto
6:- inaad ku saliso Nabiga SCW
7:- inaad surat Al-kahfi akhriso

🌹🍃جمعــــــــــــــــة مبــــــــــــاركـــــــة🍃🌹
Caawa waa 27 Ramadan, Laylatul Qadriga inay tahay loo badiyaa.

Aan ka wada faaideysano
Raggu waa afar:

1- Nin wax yaqaan hadana og in uu wax yaqaan, kaasi waa aqoon yahan ee wax waydiiya.

2- Nin wax yaqaan hadana aan isu ogeen in uu wax yaqaan, kaasi waa mooge ee baraarujiya.

3- Nin aan waxba aqoon hadana og in uusan waxba aqoon kaasi waa jaahil ee wax bara.

4- Nin aan waxba aqoon misana aan isu ogeen in uusan waxba aqoon, kaasi waa doqan ee ka fogaada.
BUUGA "AXKAAMTA SOONKA"
Mar dhow Filo Pdf ...⬇️
Insha allaah.

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
**Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona.*


✦habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus  30malmood

Salaada subax kadib :              4 bog
Salaada duhur kadib  :             4 bog
Salaada casar kadib :              4 bog
Salaada maqrib kadib :           4 bog
Salaada cishe kadib :              4 bog


✦Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus  15 bari

Salaada Subax                        8 bog
Salaada Duhur                         8 bog
Salaada Casar.                        8 bog
Salaada Maqrib                       8 bog
Salaada Cishe                          8 bog


✦Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada Subax.                       10 bog
Salaada Duhur                         10 bog
Salaada Casar                         10 bog
Salaada Maqrib                       10 bog
Salaada Cishe                          10 bog


✦Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada Subax                           12 bog
Salaada Duhur                         12 bog
Salaada Casar                         12 bog
Salaada Maqrib                       12 bog
Salaada Cishe                          12 bog


✦Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada Subax                        20 bog 
Salaada Duhur                        20 bog
Salaada Casar                        20 bog
Salaada Maqrib                      20 bog
Salaada Cishe                         20 bog
Dheefta wax akhriska laga helaa maaha mid la barbar dhigi karo dhibka uu leeyahay,balse waa in la xusaa hadiiba uu leyahay wax dhib ah .wax akhriska waxaan uga jeednaa qofka oo humaan  u qabo in uu helo macluumad iyo warar kala duwan si uu u kobciyo aqoontiisa ,maskaxdiisa,fikirkiisa io Iwm .
Waa tii soomaalidu ku maahmaahday
"War la helyaaba Talo la hel".
𝗪𝗮𝘅 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮 𝗠𝗲𝗲𝗹𝗼 𝗸𝗮𝗸𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 , 𝗦𝗶𝗱𝗮
🌿1- buugaagta ,
🌿2wargaysyada
🌿3-,bogoga internet-ka ee aqoonta  
guud lagu keydiyo ,
🌿4-dhagaysiga sheekooyinka ay soo tebiynayaan dadka waayo _araga ahi.   .

CHUMCO MUBARAK 💚🌺
Caawa Waa 15 Shacbaan Waxaa Loo Danbi dhaafa Dhamaan dadkoo dhan 2 Qolo Mooye Waana Mushrika Iyo Dadka Col ka Kala Ah
Hadaba Hadoo Jiro Qof Aad Col Kala Tihiin La Hishii
More